M/weyne Faroole oo xarigga ka jaray madaarka cusub ee Garowe & madax kale oo ka hadashay baahida & dhismaha madaarka Garowe.

Garowe, Aug 17 – M/weynaha Puntland C/raxmaan M. Faroole ayaa maanta xariga ka jaray madaarka cusub ee Garowe. M/weyne Faroole oo ka xog waramay ahmiyada madaarku u leeyahay horumarinta dhaqaale iyo bulsho ee Puntland ayaa sheegay in madaarka lagu dhisay iskaashi dhex maray hay’adaha gaarka ah iyo kuwa khaaska ‘private-public partnership’. Wasiirka madaarada & dekedaha Puntland Axmed Karaash oo isna ka hadlay ayaa sheegay in …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com