Muxuu La Kulmay Ninkii Facebook Ku Aflagaadheeyey Nebi Maxamed (SCW)

Muxuu La Kulmay Ninkii Facebook Ku Aflagaadheeyey Nebi Maxamed (SCW)

Maxkamad ku taala dalka Pakistan ayaa dil ku xukuntay nin u dhashay dalkaasi oo lagu eedeeyay in bartiisa Facebook-ga uu ku qoray waxyaabo ka dhan ah diinta Islaamka.

Ninkan oo lagu magacaabo Taimoor Raza ayaa aflagaadeeyay xaasaskii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaate iyo saxaabadiisa.

Dacwad soo oogaha dalka Pakistan ayaa sheegay in uu rumeysanyahay in tani ay tahay markii ugu horeysay xukun dil ah lagu rido kiis ka dhaca baraha bulshada.

Ra’iisal wasaaraha Pakistan Nawaz Sharif ayaa isna ku tilmaamay waxyaaba ka dhanka ah diinta in ay yihiin dembi aan la isugu cudur daareyn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com