Muxuu daaranyahay kulanka baarlamaanka ee maanta?

Muxuu daaranyahay kulanka baarlamaanka ee maanta?

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa kulan maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho.

Ajnadaha kulanka ayaa ah dhagaysiga warbixinta gudiga madaxabanaan ee xuduudaha.

Ammaanka xarunta baarlamaanka iyo waddooyinka soo gala ayaa aad loo adkeeyey.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com