Wasiir Cabbaas Hooyadi oo Farriin Dirtay iyo Dr Nuur Faarax oo ka Hadlay Qaabkii Dilku u Dhacay (Muuqaal)

Wasiir Cabbaas Hooyadi oo Farriin Dirtay iyo Dr Nuur Faarax oo ka Hadlay Qaabkii Dilku u Dhacay (Muuqaal)

Hanti dhowrihii qaranka Soomaaliya oo sharaxaad dheeraad ka bixiyay dilkii wasiir Cabaas iyo ujeedada xilka looga qaaday.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/orHRb-DGsgk

Daawo hooyada dhashay AUN wasiir Cabbaas Siraaji oo farriin u dirtay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
  • Add a comment…asc radio daljir waxaan u tacsiyanaya wasiirka waxa allah ugu baryayaa in uu u naxariisto janadii fardisana geeyo eheladiisa ,garaabadiisa iyo asxaabtiisana waxaan ilahy ugu barya in uu ka siiyo samir iyo imaan

  • waxaan tacsi udirayaa wasiirka geeryooday wan kaxumahay waxuu ahaa nin uhan wayn dalkiisa ilaahay naxa riis tiisa hasiiyo

  • 7975195
    wan ka tacsiyeen geerida
    waziirki wadaniga ahaa
    halyey dalkiisa uhanweyn ahaa
    Maamada samir ayaa laga rabaaa

  • allaha u naxariisto wasiir cabaas dhamaan ehelkii,qaraabadii iyo umada somaaliyeed ee uu ushaqaynayey allaha kasamirsiiyo usagana naxariistii jano hakawaraabiyo

  • ilaah hauna xariisto wasiir cabaas janadi firdawso eebe haka waraa biyo , waxan fariin hadad ku darsado dhihilahaa aqoon yahanadii waxa garadkii hadii lagu maadayo war yaa nooharaya ama nahagaya amnigu wuu dayacan yahay waxa ay rabta qalabayn ciidanka aan ku harzanayno inay uka caan shabka waxa dhibanaha wa shacabka waad mahadsan tihiin #Redio_Daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com