Muqdisho: Waddooyinka halbowlaha u ah magaalada oo la saarayo biyha roobka ah ee wasaqaysan (Sawiro)

Muqdisho: Waddooyinka halbowlaha u ah magaalada oo la saarayo biyha roobka ah ee  wasaqaysan (Sawiro)

Waddooyika magaalada Muqdisho ayaa saaka laga bilaabay dadaalo biyaha xareeda ah ee fadhiya lagaga saarayo kuwaas oo saameyn ku yeeshay isku socodkii gaadiidka iyo dadweynha.

Howlgalkan ayaa yimid kadib markii uu Raisalwasaare Rooble uu ku canaantay maamulka gobolka Banaadir nadaafad darada magaalada iyo cabashada shacbka uga timid in ay si degdeg ah uga jawaabaan.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com