Muqdisho: Waddooyinka halbowlaha u ah magaalada oo la saarayo biyha roobka ah ee  wasaqaysan (Sawiro)

HomeWararka

Muqdisho: Waddooyinka halbowlaha u ah magaalada oo la saarayo biyha roobka ah ee wasaqaysan (Sawiro)

Waddooyika magaalada Muqdisho ayaa saaka laga bilaabay dadaalo biyaha xareeda ah ee fadhiya lagaga saarayo kuwaas oo saameyn ku yeeshay isku socodkii gaadiidka iyo dadweynha. Howlgalkan ayaa yimid kadib markii uu Raisalwasaare Rooble uu ku canaantay maamulka gobolka Banaadir nadaafad darada magaalada iyo cabashada shacbka uga timid in ay si degdeg ah uga jawaabaan. Sawiro.

Sheekh Shariif oo sheegay inuu Yahay Musharrax Madaxweyne (2020 Daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (Daawo)
Khasaaraha Dagaalka Dhumay ee Koonfurta Laascaanood oo kordhay

Waddooyika magaalada Muqdisho ayaa saaka laga bilaabay dadaalo biyaha xareeda ah ee fadhiya lagaga saarayo kuwaas oo saameyn ku yeeshay isku socodkii gaadiidka iyo dadweynha.

Howlgalkan ayaa yimid kadib markii uu Raisalwasaare Rooble uu ku canaantay maamulka gobolka Banaadir nadaafad darada magaalada iyo cabashada shacbka uga timid in ay si degdeg ah uga jawaabaan.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: