Al-Shabaab oo qarax ismiidaamin ah ku dilay guddoomiyihii Siinka dheer

HomeWararka

Al-Shabaab oo qarax ismiidaamin ah ku dilay guddoomiyihii Siinka dheer

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay qarax ku dileen guddoomiye ku xigeenkii Deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa

Taxanaha 8aad ee Waxbarashada Gabdhaha: Falceliska bulshada (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
GAROWE: ODOYAASHA GOBOLKA NUGAAL OO KA CABANAYA DAD LAGA KAXAYSTAY SIDA AY SHEEGEEN

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay qarax ku dileen guddoomiye ku xigeenkii Deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah xilli uu marayay waddo ku taalla deegaanka Siinka-dheer.

Warar ay ku qoreen baraha taageera AlShabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen in qaraxaas ay ku dileen Guddoomiye ku-xigeenkii Siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Mas’uulka lagu diley qaraxa ayaa magaciisa lagu sheegay Cali Xuseen.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: