Taxanaha 8aad ee Waxbarashada Gabdhaha: Falceliska bulshada (dhegayso)

Taxanaha 8aad ee Waxbarashada Gabdhaha: Falceliska bulshada (dhegayso)

Hadafka mashruuca ayaa ah in kor loo qaado aqoonta gabdhaha iyadoo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada degaanka, dhaqaalaha, iyo caqabadaha kale ee la xariirta tacliintooda sidoo kale in laga dhiso oo loo diyaariyo nolosha mustaqbalka iyo kala gudubka waxbarashada ee heerarka kala duwan ee Primary iyo Secondary.

Hoos kaga bogo barnaamijka maanta ee Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Faqriga oo diiradda saaraya falceliksa bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com