Khasaaraha Dagaalka Dhumay ee Koonfurta Laascaanood oo kordhay

Khasaaraha Dagaalka Dhumay ee Koonfurta Laascaanood oo kordhay

Khasaaraha kadhashay dagaalkii shalay kadhacay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood ayaa kordhay, sida radio Daljir uu ka helay dadka deegaanka.

Inka badan konton ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyootay, sideetan dad ka badana ay ku dhaawacmeen dagaalka.

Xaaladda ayaa saakay degan, inkastoo dhinacyada dagaalka dhexmaray ay wali is horfadhiyaan.

Waaberigii shalay oo dagaalka uu qarxay ayaa soo gaaray ilaa xalay maqribnimadii.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com