HomeUncategorized

Mudaaharaad looga soo horjeedo Somaliland oo ka dhacay degmada Xudun, Sool, laguna dhaliilay siyaasada Puntland.

Xudun, June 23 - Dadweyne aad u fara badan ayaa maanta isugu soo baxay degmada Xudun ee gobolka Sool, loogana soo horjeedo doorashooyinka Somaliland.

M/weyne Faroole iyo waftigiisa oo la kulmay wasiirka arrimaha dibedda ee Yemen, kalana hadlay adkaynta xiriirka u dhexeeya labada ummadood.
DHEGEYSO-Musuq-maasuqa doorashada labada aqal oo gaarey heerkii ugu sarreeyey.
Madaxweynaha Puntland iyo Ku-simaha safiirka Qadar oo kulmay.

Xudun, June 23 – Dadweyne aad u fara badan ayaa maanta isugu soo baxay degmada Xudun ee gobolka Sool, loogana soo horjeedo doorashooyinka Somaliland. Qaar ka mid ah dadka mudaaharaaday oo aan waraysanay ayaa sheegay in aanay ogolayn in wax doorashooyin ahi ay ka dhacaan degmada gaar ahaan Xudun, iyo guud ahaan gobollada Sool, Sanaag & Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: