MKX ASWJ Gobolada Dhexe: “Dagaalka Xeraale waxaa Abaabulay Galmudug”

MKX ASWJ Gobolada Dhexe: “Dagaalka Xeraale waxaa Abaabulay Galmudug”

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Ahlusuna Waljameeca ee Gobolada dhexe Md Cali Mahdi ayaa beeniyey kulug lahaanshaha Dagaalaka Xeraale wuxuuna eedda Dagaalka Xerale dusha ka saaray Maamulka Galmudug

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in Xeraale ay tahay mid kamid ah xarumaha waaweyn ee ehelu suna ayna halkaas ehelusuna ahaan ka wadeen howlo lagu nabadeynayo beelaha deegaanka baddalkeedana Galmudug ay waddo abaabul dhanka colaadda ah oo uu sheegay in uu ugu dambeeyey weerar ciidamo Galmudug ka tirsan ay shalay ku soo qaadeen mid ka mid ah deegaanada ay ehelusuna ka arrimiso:

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0