Madaxweyne Farmaajo oo waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir (daawo)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir (daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya (DFS) Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmihii la soo dhaafay socdaal ku joogey magaalada Garoow

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Garyaqaanka Guud ee Dawladda Puntland.
Daad xoogan oo xalay ku soo romadagay magaalada qardho iyo Khasaaraha ka dhashay
Dowlada oo fasaxday Shaqaalaha maalinta Dhalashada Nabi Muxamed

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya (DFS) Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmihii la soo dhaafay socdaal ku joogey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa maanta soo afmeeray socdaalkiisa. Intii Madaxweynuhu uu ku sugnaa Garoowe asaga oo ka soo qaybgalay caleemasaarkii madaxweynaha Puntland wuxuu kulamo kala duwan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland.

Radio Daljir waxaa u suurtagashay in Madaxweynaha oo ka duulaya garoonka Diyaaradaha ee Maxamed Abshir in aan waraysi kula yeelano qaybta nasashada ee VIP-da. Madaxweyne Farmaajo waxaan wax ka weydiinay kulamadii uu bulshada la qaatay intii uu ku sugnaa Garoowe.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: