Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya. (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya. (Daawo)

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 29 Janaayo 2019 sagootiyey Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudan

Galmudug iyo Ahlu Sunah oo heshiis ku gaaray Jabuuti
Caawa & Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 29 Janaayo 2019 sagootiyey Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefti balaadhan oo uu gogaaminayey.

Sagootinta weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliyeed ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland iyo ku-xigeennadiisa, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa tilmaamay in dowladda Puntland iyo shacabkeedaba si sharaf iyo wanaag ku jiro ku sagootinayaan Madaxweynahooda ummadda Soomaaliyeed,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: