Dowlada oo fasaxday Shaqaalaha maalinta Dhalashada Nabi Muxamed

HomeWararka

Dowlada oo fasaxday Shaqaalaha maalinta Dhalashada Nabi Muxamed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dhammaan shaqaalaha dowladda Federaalka iyo kuwa Hay’addah

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Ayaandarro ka weyn ma jirtaa … in qaab qabiil deegaanadii dalka luqunta la isugu suro?”
Boqor Burhaan: “Laascaanood waxaan u imid inaan xoojiyo dadaalada issimadda SSC-Khaatumo.
Sheekh Shariif: ” Shacabka Afgooye ha loo gurmado

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dhammaan shaqaalaha dowladda Federaalka iyo kuwa Hay’addaha gaar ah ay fasax yihiin.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada ayaa lagu sheegay in shaqaalaha fasax yihiin maalinta Khamiista ee soo socota oo ah 29ka Oktoobar 2020,kuna beegan maalintii uu dhashay Nabiga Muxamed NNKH.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: