Maxkamada darajada 1aad ee gobolka barri oo xukun kuriday sarkaal lagu helay musuq maasuq (dhegayso+Sawiro)

Maxkamada darajada 1aad ee gobolka barri oo xukun kuriday sarkaal lagu helay musuq maasuq (dhegayso+Sawiro)

Maxkamada Darajada 1AAD ee Golbolka Barri ayaa xukun kuriday Sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland oo lagu eedeeyay Hanti lunsasho iyo adeegsi warqado been abuur ah.

Caawaale Maxamuud Shiikh kana mid ahaa Sarakiisha Wasaaradda Maaliyadda Qaybta dakhliga ee Degmada Carmo 26 sano jir ah ayaa horay Ciidamada Boolisku uga soo qabteen Degmada Carmo.

Sarkaalkan ayaa lagu soo eedeeyay Hanti lunsasho iyo isticmaalka waraaqo been abuur ah baariis dheeraad ah ka dibna maanta la hor geeyay Maxkamada Darajada 1AAD ee Gobolka Barri.

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1AAD ee Gobolka Barri Abuukar C/nuur Jaamac ayaa radio Daljir uga waramay sida uu uxunka udjacay.
Dhegayso.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com