Maxbuus 10 sano ka badan kuxirnaa Xabsiga Garowe oo dib xoriyadiisa u helay (daawo)

HomeWararka

Maxbuus 10 sano ka badan kuxirnaa Xabsiga Garowe oo dib xoriyadiisa u helay (daawo)

Siciid Maxamed Cabdille oo muddo 10 sano ah kuxirnaa xabsiga magaalada Garowe ayaa maanta dib u helay xoriyadiisa kadib markii laga bixiyay diyada todobo qof oo ku dhintay gaari uu darawal ka ahaa. lacagta laga bixiyay ayaa gaaraysay 35kun oo doolar, taas oo ay soo uruuriyeen bulshada qeybaheeda kala duwan. Daawo.

Madaxweynaha Puntland oo maanta gaaray Qardho (Daawo)
DFS & Turkiga oo ka wada hadlay Caqabadaha ay la kulmaan Ganacsatada Soomaalida
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Siciid Maxamed Cabdille oo muddo 10 sano ah kuxirnaa xabsiga magaalada Garowe ayaa maanta dib u helay xoriyadiisa kadib markii laga bixiyay diyada todobo qof oo ku dhintay gaari uu darawal ka ahaa.

lacagta laga bixiyay ayaa gaaraysay 35kun oo doolar, taas oo ay soo uruuriyeen bulshada qeybaheeda kala duwan.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: