Garowe: Hooyo Caruuteeda bil ka hor ugatagtay Garoonka diyaaradaha oo markale dib ula midowday (daawo)

Garowe: Hooyo Caruuteeda bil ka hor ugatagtay Garoonka diyaaradaha oo markale dib ula midowday  (daawo)

Maxkamada darajada 1aad ee gobolka Nugaal ayaa maanta ku wareejiyay Hooyo khadro labo Caruur ah oo ay dhashay kuwaas oo bil ka hor ay uga tagtay garoonka diyarahada ee magaalada Garowe.

ka tagitaanka Caruurteed ayaa loo sababeeyay xanuun dhanka madaxa ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com