Site icon Radio Daljir

Maxbuus 10 sano ka badan kuxirnaa Xabsiga Garowe oo dib xoriyadiisa u helay (daawo)

Siciid Maxamed Cabdille oo muddo 10 sano ah kuxirnaa xabsiga magaalada Garowe ayaa maanta dib u helay xoriyadiisa kadib markii laga bixiyay diyada todobo qof oo ku dhintay gaari uu darawal ka ahaa.

lacagta laga bixiyay ayaa gaaraysay 35kun oo doolar, taas oo ay soo uruuriyeen bulshada qeybaheeda kala duwan.

Daawo.

Exit mobile version