Maxay Tahay Sababta Gen Cali Gaab Loogu Magacaabay Taliyaha Taraafikada (Daawo)

HomeWararka

Maxay Tahay Sababta Gen Cali Gaab Loogu Magacaabay Taliyaha Taraafikada (Daawo)

Madaxweynaha DFS ayaa si lama filaan ah xilka taliyaha ciidamada taraafikada Soomaaliya ugu magacaabay Cali Xersi Barre (Cali Gaab) iyadoo waliba xilk

Shirkadda Facebook oo tirtirtay qoraal uu bartiisa ku daabacay Abiy Axmed
Weeraro argagaxiso ah oo laga digey in lagu qaado garoonka diyaaradaha Kabul
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha DFS ayaa si lama filaan ah xilka taliyaha ciidamada taraafikada Soomaaliya ugu magacaabay Cali Xersi Barre (Cali Gaab) iyadoo waliba xilkaas horey looga qaaday.

Hadaba Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya sababta ka dambeysay in madaxweyne Farmaajo uu xilkaas umagacaabo Cali Gaab.

Taliyihii hore ee ciidamada Taraafikadda Sareeyo Guuto Cali Maxamed Cali ayaa lasoo sheegayaa inuu si aad ah uxanuusanayo loona qaaday baaritaan caafimaad oo dibadda ah isla markaana uu madaxweyne Farmaajo sidaas xulka ugu qaaday.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/eu3uJ99xvlo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: