Maxay ka wada hadleen Rooble, Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Rooble, Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mohamed Hussein Roble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Kismaayo
Doon ganacsi oo ku caaridey xeebta Bossaso iyo warar kala duwan (dhegayso)
Askarigii u horeeyay oo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo laga helay Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mohamed Hussein Roble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Shariif Shiik Ahmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sii wada kulamada gaar gaarka ah ee uu la yeelanayo Musharaxiinta iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed si ay doorashooyinka ugu qabsoomaan jawi xasiloon

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xalay hoygiisa kula kulmay Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Kulamadan ayaa imanaya xilli xaalada siyaasadda dalka Soomaaliya ay meel xasaasi ah maraysa uuna soo if baxay xurguf u dhexeysa Madaxweynaha muddo xilleedkiisii dhamaaday Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: