Qaramada Midoobay oo ugu deeqday dowlada Soomaaliya 7malyan oo dollar

HomeWararka

Qaramada Midoobay oo ugu deeqday dowlada Soomaaliya 7malyan oo dollar

Qaramada Midoobay ayaa ugu deeqday lacag gaareysa toddobo malyan iyo labo boqol oo kun oo dollar dowlada Soomaaliya,taasoo ah lacag loogu talogalay ar

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Xubnaha Guddiga Jaamacadaha Dalka
Xildhibaan Horre Siciid Diiriye :” Shacabku Ha iska Qabteen Ganacsato ku sheega Curyaamiyeey Shaqadda Dekadda”(dhegayso)
Puntland oo Maanta shaacisay Natiijadda Imtaxaanadkii shahaadiga ahaa (Daawo)

Qaramada Midoobay ayaa ugu deeqday lacag gaareysa toddobo malyan iyo labo boqol oo kun oo dollar dowlada Soomaaliya,taasoo ah lacag loogu talogalay arrimaha doorashooyinka dalka.

Xafiiska Ra’isul Wasaaraha XFS waxa uu maanta la saxiixday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya 7.M (Todobo Milyan iyo Labo Boqol Kun oo Doolar ) oo qeyb ka ah Miisaaniyada doorashooyinka dalka.

Yaboohan ayaa fudueyn doono dardargalinta doorashooyinka bilowday iyadoo dowlada federalka ay hore u codsatay in dhaqaale lagu taageero si ay u arrimaha doorashooyinka wax loogu qabto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: