Doon ganacsi oo ku caaridey xeebta Bossaso iyo warar kala duwan (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Doon ganacsi oo ku caaridey xeebta Bossaso iyo warar kala duwan (dhegayso)

Doon ku raran gaadiid iyo qalab dhisme oo ka timid dalka Cummaan, tankeedana ahaa kun iyo sideed boqol (1,800 ton) ayaa ku soo caaridey xeebta Bossaso

Shiikh Cabdinur Saleebaan: “Waa in culumadu soo faragaliso doorashada Puntland si looga hortago kuwa aan bixin mushaarkii shaqaalaha” (dhegayso)
AN EXCLUSIVE INTERVIEW WITH MP KULANE ON THE KEEN INTERNAL AND EXTERNAL CHALLANGES SOMALIA FACES TODAY
Maxamed Siciid Atam oo lagu Daray Liiska Argagixisada ee Isbaheysiga Sacuudiga (dhegayso)

Doon ku raran gaadiid iyo qalab dhisme oo ka timid dalka Cummaan, tankeedana ahaa kun iyo sideed boqol (1,800 ton) ayaa ku soo caaridey xeebta Bossaso. Doonta oo u rarneyd ganacsato reer Puntland ayaa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan, isna khilaafsan, ayada oo ganacsatadii doontu u rarneyd ay eedaynayaan maamulka dekedda, meesha maamulkuna uu eedda saarayo ganacsatadii doontu u rarneyd.

Hoos ka dhegayso warbixinta Xasan Heykal, Daljir Bossaso, iyo wararka dhinacyada kala duwan.

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: