Shiikh Cabdinur Saleebaan: “Waa in culumadu soo faragaliso doorashada Puntland si looga hortago kuwa aan bixin mushaarkii shaqaalaha” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Shiikh Cabdinur Saleebaan: “Waa in culumadu soo faragaliso doorashada Puntland si looga hortago kuwa aan bixin mushaarkii shaqaalaha” (dhegayso)

Shiikh Cabdinuur Saleebaan Shire oo kamid ah culumada Puntland oo nagu soo booqday Daljir Garoowe ayaa ka dardaarmaya xaaraantinimada laaluushka waqti

Suldaanka Guud ee Beesha Biimaal: Xasuuqa Kulliyadda Jaalle Siyaad ma aha kii koowaad ee Xasan Sheekh la beegto beesha biyomaal
U yeerid Codsiyada fursado tababarro iyo maalgelinta ganacsiyo yaryar
Dowladda Maraykanka (USA): “Waa in si degdeg ah loo qabto doorashada Soomaaliya”

Shiikh Cabdinuur Saleebaan Shire oo kamid ah culumada Puntland oo nagu soo booqday Daljir Garoowe ayaa ka dardaarmaya xaaraantinimada laaluushka waqtigan doorashada ee Xildhibaanada Puntland iyo kan Madaxweynaha.

Shiikha ayaa kula dardaarmay culumada Puntlad in ay soo faragaliyaan waxa maanta ka socda Puntland, lana keeno dad waddaniyiin ah oo Alle ka baqaya, ummaddana laga ilaaliyo kuwo aan bixin mushaarkii shaqaalaha dowladda.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: