Maryan Qaasim,”Gurmad Ayaan U Diraynaa Gobolada Dalka” (DHEGAYSO)

Maryan Qaasim,”Gurmad Ayaan U Diraynaa Gobolada Dalka” (DHEGAYSO)

Wasiirka gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maryan Qaasim oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay wafdigan in ay yihiin wafdi hordhac ah oo u socda shacabka Soomaaliyeed in ay la wadaagaan dhibaatada heysta iyo sidii ay ugu gar gaari lahaayeen.

Marwo Maryan Qaasim ayaa intaas ku dartay maalmaha soo socda guud ahaan dalka in laga bilaabi doono Raashiin qeybin iyo biyo dhaamin, taasi oo gacan weyn ay ka geysaneyso Dowladda Imaaraadka Carabta.

DHEGAYSO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com