HomeUncategorized

Marwo Caasha Geelle Diriye oo todobaadka dambe booqan doonta Washington D.C.

Boston, Nov 13 - Wasiirka horumarinta haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland Mawro Caasha Geelle Diiriye ayaa 16-ka bishan booqan doonta Washington D

Kulan koonfurta Gaalkacyo ay ku yeesheen Galmudug iyo ASWJ.
Saxafi caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo; bilayska oo aan cidna u qaban jariimada
R/wasaare Gaas oo ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha xoriyatul-qawlka

Boston, Nov 13 – Wasiirka horumarinta haweenka & arrimaha qoyska ee Puntland Mawro Caasha Geelle Diiriye ayaa 16-ka bishan booqan doonta Washington D.C. Wasiirka ayaa hadda booqasho ku joogta Boston MA, horena u booqatagay St. Paul/Minneapols MN, iyo Seattle WA.

Wasiirka aya marti u ah Golaha Qurbajoogta Puntland cutubyadiisa New England iyo D.C. Metro.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: