Magaalada Buuhoodle oo Maanta Siweyn Looga Ciidey (dhegayso)

HomeWararka

Magaalada Buuhoodle oo Maanta Siweyn Looga Ciidey (dhegayso)

Shacabka kunool magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa saaka isugu soo baxay salaaddii ciidul fidriga, waxaana ay hawada isu mariyeen hambalyada ciidda, weriye Khadar Cawl Ismaaciil oo kusugan Daljir Buuhoodle ayaa warbixin ka diyaariyey. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/594f821dfd0000c9e8cc3dc5/Warbixin+hambalyadda+ciidda+Buuhoodle+.MP3

Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
BOOSAASO: Shacabka oo Arragtiyo kala duwan kabixiyeey Iskushandheynti uu Deni sameyeey

Shacabka kunool magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa saaka isugu soo baxay salaaddii ciidul fidriga, waxaana ay hawada isu mariyeen hambalyada ciidda, weriye Khadar Cawl Ismaaciil oo kusugan Daljir Buuhoodle ayaa warbixin ka diyaariyey.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: