Madaxweynihii Xilka Laga Qaaday ee Hirshabeelle oo Taageeray Xuluufada Sucuudiga

HomeWararka

Madaxweynihii Xilka Laga Qaaday ee Hirshabeelle oo Taageeray Xuluufada Sucuudiga

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle ayaa sheegay in maamulka Ahlsuunna laga doonaayo in ay soo raacaan maamulka Galmudug,maa

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Wadahaddalada Somaliland iyo DFS (dhegayso)
Gudniinka fircooniga iyo saamaynta uu leeyahay (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Khudbad ka Jeediyey Shir ka Furmay Doxa (daawo)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle ayaa sheegay in maamulka Ahlsuunna laga doonaayo in ay soo raacaan maamulka Galmudug,maadaama uu sheegay in dhibaato culus ay heysato dadka kunool degaanada maamulkaasi ay gacanta ku hayaan.

Waxaa uu sidoo kale sheegay Madaxweynaha Galmudug in Ahlusunna ay yihiin dad culimo ah ,islamarkaana laga doonaayo  in dadka ay ku heystaan qeybo ka mid ah Gobolada Dhexe in ay kusoo daraan maamulka Galmudug oo ah Midka Sharciga ee Gobolada Dhexe ka jira.

Sidoo kale  waxaa uu tilmaamay in Ahlusunna  iyo Galmudug uu u socdo wadahadallo Muuqdo in ay guuleysan doonaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: