Ra’iisul Wasaare Khayre oo Khudbad ka Jeediyey Shir ka Furmay Doxa (daawo)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Khudbad ka Jeediyey Shir ka Furmay Doxa (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Doha Forum oo ka furmay maanta magaalada Doxa ee dalka Qatar, waxaana lagu casuumay madax ka socota dalal kala duwan iyo Hay,ado caalami ah. iyadoo shirkana uu furay Amiirka Qatar Shiikh Tamim Bin Hamad Al-Thani. DAAWO KHUDBADDA https://youtu.be/HdegOtw4B_U

Mareykanka oo ay ka dhaceen mudaharaadyo looga soo horjedo sharciyada hubka
Rooble oo magacaabay Agaasime Guud ( War-Saxaafadeed)
Balaweyne oo la geeyay manata Agabkii doorashada Golaha Shacabka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Doha Forum oo ka furmay maanta magaalada Doxa ee dalka Qatar, waxaana lagu casuumay madax ka socota dalal kala duwan iyo Hay,ado caalami ah. iyadoo shirkana uu furay Amiirka Qatar Shiikh Tamim Bin Hamad Al-Thani.

DAAWO KHUDBADDA

https://youtu.be/HdegOtw4B_U

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: