Rooble oo magacaabay Agaasime Guud ( War-Saxaafadeed)

Rooble oo magacaabay Agaasime Guud ( War-Saxaafadeed)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in Magacaabistan ay tahay id kumeel gaar ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com