Axmed Madoobe,”Farmaajo iyo Khayre Waa Inay Ilaaliyaan Xiriirka Maamul Goboleedyada” (daawo)

HomeWararka

Axmed Madoobe,”Farmaajo iyo Khayre Waa Inay Ilaaliyaan Xiriirka Maamul Goboleedyada” (daawo)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa uga digay madaxda dowladda iney xumeeyaan xariirka ay la leeyihiin hogaamiyaas

Tirada xaaladaha COVID-19 ee Dalka Laga diiwaan gelinayo oo hoos u dhacay.
SOMALI MPs PRESENT TO THE PRESIDENT THEIR PROPOSAL TO GET THE COUNTRY ON WAR FOOTING AND AGAINST ETHIOPIAN AGGRESSION
Jubbaland oo iclaamisay dagaal ka dhan ah dowladda (daawo)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa uga digay madaxda dowladda iney xumeeyaan xariirka ay la leeyihiin hogaamiyaasha maamul goboleedyadda.

“Dowladda waxaan ugu baaqayaa oo aan usheegayaa ineysan xumeyn xariirka ay la leedahay maamuladda oo ay iska ilaaliso wax walba oo dhibaato ukeeni kara xariirkodoa”ayuu yiri Axmed Madoobe oo KISMAAYO ka hadlayay.

DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=jg_TfMupye8

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: