Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Wadahaddalada Somaliland iyo DFS (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Wadahaddalada Somaliland iyo DFS (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Warbaahinta la hadlayaay ayaa ka hadlay sida uu u arko wadahadalada dib ugu bilaabanaya Dowladda Federaalka Somaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Gaas ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in wadahadalada Maamulka Somaliland iyo Dowladda Somaaliya laga dhigo laba dowladood oo wadda hadlaya taas oo nasiib darro ku tilmaamay in maamul midnimadda umadda neceb loola dhaqmo sida dowladaha Caalamka oo kale ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com