Madaxweyne Xigeenka Galmudug oo Cadaado ku soo Laabtay

Madaxweyne Xigeenka Galmudug oo Cadaado ku soo Laabtay

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey), ayaa sheegay in ay dib u bilaaban doonaan wadahadalada maamulada Galmudug iyo Ahlusunna. Waxa uu sheegay in marka ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug kaddib ay si toos ah u bilaaban doonaan wadahadalada maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

Madaxweyne Carabey ayaa sheegay in uu guul ku soo dhamaaday safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho. Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo sidii loogu midoobi lahaa horumarinta deegaanada Galmudug.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com