Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Ergayga Arimaha Caafimaadka iyo Nafaqada

HomeWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Ergayga Arimaha Caafimaadka iyo Nafaqada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya? (daawo)
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweynihii Hore Somaaliya Xasan sheekh oo eedeyn Kulul u jeediyeey Dowlada Farmaajo (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula dardaarmay Ergayga gaarka ah i in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego Qaranka oo uu ka shaqeeyo ilaalinta iyo u qareemidda caafimaadka Muwaadiniinta.

Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada ayaa khibrad, aqoon iyo xirfad wanaagsan u leh arrimaha Caafimaadka iyo Nafqada, taas oo u sahleysa in uu xaqiijiyo hiigsiga dowladda Soomaaliya ee ku aaddan horumarinta caafimaadka dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: