Madaxweyne Xaaf,”Wasiirkii La Kulma Beesha Caalamka Xilka Waa Ka Xayuubinayaa” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf,”Wasiirkii La Kulma Beesha Caalamka Xilka Waa Ka Xayuubinayaa” (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed  Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkiisa  uga digay inay Kulamo aan la ogeysiin Xafiiska ay la qaataan Madaxda Qaramada Midoobay iyo Wakiilada wadamada Caalamka ee daneeya Siyaasada Soomaaliya waxa uuna Xusay in uu tilaabo muuqata ka qaadi doono Wasiir lagu helo in amarkaasi jabiyey. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59a26a33040100a9231a7336/Madaxwey-naha-Galmudug-.mp3

Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka
Dowladda oo xakamaynaysa Gadiidka Xamuulka ah ee Muqdisho
Xildhibaano Barlamaanka Puntland ka tirsan oo kormeer ku maraya Gobalka Cayn (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed  Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkiisa  uga digay inay Kulamo aan la ogeysiin Xafiiska ay la qaataan Madaxda Qaramada Midoobay iyo Wakiilada wadamada Caalamka ee daneeya Siyaasada Soomaaliya waxa uuna Xusay in uu tilaabo muuqata ka qaadi doono Wasiir lagu helo in amarkaasi jabiyey.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: