Madaxweyne Xaaf oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud Akhri)

Madaxweyne Xaaf oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud Akhri)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf isla markaana xildhibaano katirsan Galmudug shegeen inay xilkii ka xayuubiyeen ayaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Galgaduud.

Kadib Wareegto ka soo baxday Xafiiska Xaaf ayaa waxaa gudoomiye loogu Magacaabay Nuur Axmed Xasan oo loo yaqaano (Nuur Dheere)

Hoos ka akhriso Warqada Magacaabida

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com