Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay  (dhegayso)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Bosaaso kadib safar qaatay mudo 15 maalmood ah oo uu ugu maqnaa dalka Jabuuti.

Axmed karaash ayaa sheegay in intii uu ku sugnaa dalkaasi Jabuuti uu la kulmay madaxweyne Geeli iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayna ka wada hadleen xiriirka Jabuuti iyo Puntland.

Madaweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Boosaaso, waxa uu kulamo muhiim ah la qaadan doona masuuliyiinta dowladda, isimada, Nabadoonada iyo qaybaha kale ee bulshada magaalada.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com