Madaxweyne Gaas oo Daahfuray Xafiiska Tayodhowrka ahna Shaybaarkii ugu Horreeyey Soomaaliya (dhegayso + sawirro)

Madaxweyne Gaas oo Daahfuray Xafiiska Tayodhowrka ahna Shaybaarkii ugu Horreeyey Soomaaliya (dhegayso + sawirro)

Madaxweyne Gaas ayaa maanta Bossaso ku daahfuray xafiiska tayadhowrka Puntland. Waa shaybaar casri ah oo baaraya dhammaan badeecadaha ka baxa Puntland iyo kuwa soogala waana shaybaarkii ugu horeeyay ee Soomaaliya laga furo tan iyo markii ay dhacday dowladii AU Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

Warbixinta waxaa inoo haya wariye Xasan Heykal.

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • muxsin bashiir dooxajoog 7 years ago

    Masha Allah waxay ku beegantahay malmihi sanadguurada puntland

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com