Madaxweyne Gaas oo Xariga ka Jaray Suuq Cusub oo Boosaaso (dhegayso)

Madaxweyne Gaas oo Xariga ka Jaray Suuq Cusub oo Boosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso saaka xariga kaga jaray suuq cusub oo laga hirgaliyeey aaga Taliska Qaybta Bossaso,waxaana suuqa loo bixiyey Bossaso New Market.

Warbixintan waxaa inoo haya wariye Xasan Heykal.

Sawirro

  

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0