Wacaal Daray ah: Taliyihii Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo la Dilay

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Taliyihii Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo la Dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhowayd la dilay taliyihii ciidamada ammaanka ee garoonka diyaa

Maxamed Xasan Cirro: “Askartii Ururuka al-Itixaad iyo hoggaanka maanta ee Puntland maxaa la gudboon?” (waraysi | dhegayso)
Hoggaamiyaha Burkina Faso oo sheegay inuu dhacay afgambi dhicisoobay
Xildhibaan Hore C/qaadir ismaaciil oo sheegay in dadka looga Bahanyahay inay Cashar kabartaan Xusuuqi Zoobe (dhegayso)

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhowayd la dilay taliyihii ciidamada ammaanka ee garoonka diyaaradaha Gaalkacyo, marxuum Cabdisalaam Sanyare.

Wararka ayaa sheegaya dilka uu yimid kaddib markii askari ka tirsan ilaaladiisa uu rasaas ku furay taliyaha, sidoo kale goobta waxaa dhaawac ka soo gaaray laba qof oo kale, hadana dhaawacooda lagu dabiibayo xarumaha caafimaadka ee Gaalkacyo.

Wixii warar oo dheeraad ah kala soco Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: