Madaxweyne Farmaajo: “Askarigii Shacab Dila Tiirkaa la Geynaynaa, Boobkii Guryaha Muqdisho isna waa Dhammaaday” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax lagu taageerayay 100,kii Maalmood ee uu Maamulayay Dowlada iyo waxyaabihii u qabsoomay.

Madaxweyne Farmaajo oo khubadiisa dhinacyo badan taabaneysay ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay yihiin kuwo Nabada jecel islaamarkaana ay u hiiliyeen dowladdiisa oo rajo weyn ka qabta in dalkaan si nabad ah loogu wada noolaado.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka Go’aan tahay in dalkaan uu gaarsiiyo meel wanaasgan islamarkaana la doonayo in Shacabku ay si wanaagsan u taageeraan dowladdooda si balaanqaadkii aan sameynay uu u hirgalo.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Madaxweyne Farmaajo: “Askarigii Shacab Dila Tiirkaa la Geynaynaa, Boobkii Guryaha Muqdisho isna waa Dhammaaday” (dhegayso)”

  1. cabdiqaadir

    madax weynuhu wuu dadalaya alla hala garab glo shacabkana waxaan ka codsan laha inay garab is tagaan

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com