Madaxweyne Deni ayaa magacaabay Golaha Sare ee La-talinta Madaxweynaha.

Madaxweyne Deni ayaa magacaabay Golaha Sare ee La-talinta Madaxweynaha.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr51 oo ku taariikhaysan 24, Luulyo 2019 ku magacaabay Golaha Sare ee La-talinta Madaxweynaha.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay : Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo Gole Sare oo La-talineed.

Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda iyo Waaya-aragnimadooda.

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Nuuradiin Aadan Diiriye loo magacaabay Guddoomiyaha Golaha.

2. Waxaa Mahdi Maxamuud Cali loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

3. Waxaa Yaasmiin Maxamuud Xaamud (Nayn) loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

4.Waxaa Drs. Saciido Axmed Cali (Qacle) loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

5. Waxaa Eng. Axmed Abshir Faarax loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

6.Waxaa Cusmaan Seed Cilmi loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa marka uu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com