Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo Heshiis Kala Saxiixday (DHEGAYSO)

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo Heshiis Kala Saxiixday (DHEGAYSO)

Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkiga ayaa bogaadiyay Dowladda cusub ee Maxamed Farmaajo, waxaana uu sheegay in Turkiga uu sii laba jibaarayo taageerada tooska ah ee uu siiyo Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Dhanka kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Dowladda Turkiga iyo shacabkeeda waxa uu uga mahadceliayay taageerada ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed.

Cabdinuur Maxamed Axmed Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa wuxuu ka warbixiyay heshiisyada ay labada dhinac kala saxiixdeen.

DHEGEYSO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com