HomeUncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo taageeray qoondada haweenka ee 30%.

Baydhabo, Oct 04 2016--Madaxwaynaha dawlada Federalka Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inuu si buuxda u taageersan yahay in qoondada 30% ah ee loogu tala galay doorashooyinka Cusub ee dalka ka dhacaya loo daayo haweenka si ay u keensadaan musharaxiin cusub kuwaas oo haween ah.

Wasiirka warfaafinta ee Puntland oo safar ka soo laabtay shirna ku qabtay Garoowe.
?Ma jirto dakad laga qodayo Laasqoray, qorshuhu waa in lagurto khayraadka dabiiciga ah, taasina yeeli-mayno? Garaad Cali Ciid.
Gudiga Ergadda ee Garoowe kusugan oo baaq kale soo saaray ( Akhris)
Baydhabo, Oct 04 2016–Madaxwaynaha dawlada Federalka Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inuu si buuxda u taageersan yahay in qoondada 30% ah ee loogu tala galay doorashooyinka Cusub ee dalka ka dhacaya loo daayo haweenka si ay u keensadaan musharaxiin cusub kuwaas oo haween ah.
 
Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa gudiga doorashooyinka Soomaaliya ka codsaday inay la shaqeeyaan haweenka kalana caawiyaan sidii loo xaqiijin lahaa 30% doorashooyinka iyo Qoondada haweenka ee Soomaaliyeed.
 
Hadalka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa kusoo beegmaya xilli dhowaan culimaa’udiinka fadhigoodu yahay Muqdisho ay sheegeen inay kasoo horjeedaan kootada haweenka laga siiyey aqalka sare iyo kan hoose ee Soomaaliya.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: