Maamulka Galmudug oo beeniyey mar kale in Jeexdin lagu laayey Alshabab.

Cadaado, Oct 04 2016–War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu beeniyey warar sheegayey in duqayntii dhowaan kadhacday deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug lagu beegsaday xubno katirsan ALshabab.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com