Madaxweyne Gaas: “Ninna Nin Kale Gurigiisa Kama Shaqeeyo … Masuuliyad Wadareed baa la Isugu Imaanayaa” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo shalay loo doortay Hoggaamiyaha madasha ay ku midaysanyihiin madaxda shanta maamul goboleed ee dalka ayaan ka waraysanay hindisaha madasha iyo sababta loo aasaasay.

Gaas oo Waraysi Gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in Madashu ay ka shaqayn doonto hormarinta xiriirka Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Gaas ayaa beeniyeey in ay ka soo horjeedaan dowladda Farmaajo, isaga oo adkeeyey in marnaba aysan dowladda Federaalka ku ahayn mucaarad.

Axmed Shiikh Maxamed (Tallman) ayaa waraystay Madaxweyne Gaas.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com