Madaxweynaha Dowladda Puntland Khudbad Qiima badan ka jeediyay Shirka wadatashiga [DHAGAYSO]

Khamiis, Abriil 30, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay qodobada shirkan isagoo sheegay in shirkan laga doonayo in ay ka soo baxaan qodobo natiijo u ah xalka Soomaaliya u baahan tahay 2016 ee doorashada dalka ka dhacday.

Dr Cabdiwali Gaas wuxuu sheegay in xalka Soomaaliya ee mustaqbalkeeda uu gacanta ugu jiro dadkeeda loona baahan yahay in ay isku tashi sameeyaan si dalka u gaaro isku filnaasho wuxuu amaanay sida shirkan uga madax banaan yihiin beesha caalamka oo shirkasta gacan ku lahayd.

Dhagayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com