Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo mar kalle taageero u raadinaya xisbiga Kulmiye (dhegayso)

Madaxwaynaha Somaliland ayaa taageero u raadinaya xisbiga Kulmiye oo shanti sano ee lasoo dhaafay hayay xukunka Somaliland mar kalle in lasoo doorto, kadib khudbad maanta uu ujeediyay taagerayaasha Xisbiga Kulmiye ee magaalada Burco.

Xisbiyada Somaliland ayaa loo asteeyey maalmo kala gaar ah, si’ay wax qabadkooda ugu soo bandhigaan shacabka Somaliland ee doorashada ka qaybgalaya, waxaana shalay taageerayaashiisa la hadlay xisbiga UCID.

Hoos kadhegayso khudbadii madaxwayne Axmed Siilaanyo


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com