MAANHADAL: Muxuu ka dhigan yahay Habraaca cusub ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya? (daawo)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Muxuu ka dhigan yahay Habraaca cusub ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya? (daawo)

MAANHADAL: Muxuu ka dhigan yahay Habraaca cusub ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya? Mase noqon karaa Harbraac dalka gaarsiin kara Doorasho si hufan u dhacda, waa Mowduuca Barnaamijka Maanhadal ee Jimacaha oo ay marti ku yihiin Khabiiro iyo aqoonyahano falanqeeya arimaha Siyaasada. Waxaa soo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

MAANHADAL: SHIRKA DHUUSAMAREEB (dhegayso)
MAANHADAL: Puntland Marxalado adag oo maanta jira mid Amni iyo mid Siyaasadeed |
DHAGEYSO: MAAN-HADAL oo looga dooday Arrimaha Beeraha ee Puntland

MAANHADAL: Muxuu ka dhigan yahay Habraaca cusub ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya? Mase noqon karaa Harbraac dalka gaarsiin kara Doorasho si hufan u dhacda, waa Mowduuca Barnaamijka Maanhadal ee Jimacaha oo ay marti ku yihiin Khabiiro iyo aqoonyahano falanqeeya arimaha Siyaasada.

Waxaa soo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: