Nabadda Gaalkacyo Warbaahintu kama aysan Qaadan Door Nabadeed

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Nabadda Gaalkacyo Warbaahintu kama aysan Qaadan Door Nabadeed

Gaalkacyo warbaahintu ma aysan qaadan door nabadeed ama dhexdhexaadin, waxay kala raaceen dhinacyadii loollamayay ee colaadda kulugta lahaa,”ayuu yiri

Aqoonyahan Idiris Shiikh Xuseen: “Dowladda Qatar xogogaal ayey u tahay qaraxyadii Bossaso” (dhegayso|daawo)
President Hassan is a threat to Puntland security, said Puntland Minister of Information
Caaqil Cabdiqani MF Ducaale, Ceerigaabo: “Gobolka Sanaag baa la isku haystaa dib-danbe u maqli maysaan” (dhegayso)

Gaalkacyo warbaahintu ma aysan qaadan door nabadeed ama dhexdhexaadin, waxay kala raaceen dhinacyadii loollamayay ee colaadda kulugta lahaa,”ayuu yiri Burhaan Axmed Daahir, Khabiir Saxaafadeed iyoTababare. Dhageyso oo wax ka ogow sida tababarka USAID iyo ka go’naanshaha weriyayaasha deegaanka ay gacan uga gaysteen soo afjaridda mid ka mid ah colaadihii ugu daba-dheeraa ee Soomaaliya. Nala wadaag dhinacyada kale ee wariyayaasha, haddii la siiyo fursad, ay door togan ka cayaari karaannabadda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: