GAROWE: Afar qof oo ay ku qaraxday Kiimiko oo la dhigay Isbitaalka dowladda (daawo)

GAROWE: Afar qof oo ay ku qaraxday Kiimiko oo la dhigay Isbitaalka dowladda  (daawo)

Afar qof ayaa la dhigay Isbitaalka dowladda waxayna halis ugu jira Kiimiko laga soo buuxiyay Booyad aan loogu talagalin, taas oo ku dilaacday bartamaha suuqa, | Waxaana jira dad kale oo uu naqasku ku dhagay, Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com